wengtoto slot gacor bandar togel wengtoto wengtoto wengtoto toto slot wengtoto wengtoto wengtoto slot deposit 1000 togel 5d data macau toto macau Togel Online Togel Online bandartoto prediksi macau

Wasiir Cali Xoosh Oo hoygiisa ku booqday Suldaan Siciid Maxamed Garaase

Muqdisho 15 Jan 2025; Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka Iyo Dib-u-heshiiisiinta XFS Xildhibaan  Cali Yuusuf Cali (Xoosh) ayaa hoyga uu ka daganyahay Magaalada Laascaanood ku booqday Suldaan Siciid Maxamed Garaase oo ka mid ah hoggaanka dhaqanka Dowlad Goboleedka Puntland.

Kulanka booqashada ah ayaa sidoo kale waxaa qayb ka ahaa Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed Jeneraal Asad Cismaan Cabdulaahi Diyaano) iyo Wasiir hore Puntland mudane Xasan Shire Abgaal.