wengtoto slot gacor bandar togel wengtoto wengtoto wengtoto toto slot wengtoto wengtoto wengtoto slot deposit 1000 togel 5d data macau toto macau Togel Online Togel Online bandartoto prediksi macau

Wasiir Cali Xoosh Oo Guddoomiyay Kulanka Howlaha Wasaaradda

Muqdisho 04 May 2025; Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u heshiisiinta XFS Xildhibaan Cali Yuusuf Cali (Xoosh) ayaa la kulmay Guddi Farsamo uu hoggaaminayo Agaasimaha Guud uuna u magacaabay, una xilsaaran Jaangoynta Qab-dhismeedka Wasaaradda iyo guud ahaan Dib u habeynta shaqaalaha.

Wasiirka Arrimaha Gudaha mudane Cali Xoosh ayaa hoosta ka xariiqay ahmiyadda ay dowladnimada u leedahay Dib u habeynta shaqada iyo shaqaalaha, Jaangoqynta howlaha iyo dhiirigelintooda, taasi oo la jaanqaadeysa aragtida Xukuumadda Federaalka ah ee Qorshaha Isbadalka Qaran, isaga oo adkeeyey in arrintaan ay kor u qaadi doonto hufnaanta shaqada iyo shaqaalaha.