wengtoto slot gacor bandar togel wengtoto wengtoto wengtoto toto slot wengtoto wengtoto wengtoto slot deposit 1000 togel 5d data macau toto macau Togel Online Togel Online bandartoto prediksi macau

Wasiir Cali Xoosh Oo Geneva Kaga Qaybgalay Dood Cilmiyeed

 

Geneva 15 Oct 2024; Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta XFS Xildhibaan Cali Yuusuf Cali (Xoosh) ayaa ka qaybgalay Dood Cilmiyeed looga hadlay Arrimaha Dhisidda Aaminaadda, Amniga, Dib-u-heshiisiinta iyo dhabbaha Xallinta Khilaafaadka.

 

Isagoo Wasiir Cali Xoosh arrimahaas ka hadlaya ayuu yiri” waxaan diiradda saarnaa arrimaha Dib-u-xoraynta, Xasilinta, soo kabashasa iyo Dimuqraadiyadeynta. Waa ajenda hortabin u leh Dalkeenna oo ay ka go’antahay Dowladda iyo Shacabka Soomaaliyeed in ay fuliyaan.