wengtoto slot gacor bandar togel wengtoto wengtoto wengtoto toto slot wengtoto wengtoto wengtoto slot deposit 1000 togel 5d data macau toto macau Togel Online Togel Online bandartoto prediksi macau

Wasiir Cali Xoosh Oo Bogaadiyay Qoysaska Banneeyay Dhismaha Xarunta Wasaaradda

 

Muqdisho 05 Aug 2024; Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta XFS Xildhibaan Cali Yuusuf Cali (Xoosh) ayaa kormeeray dhismaha Wasaaradda Arrimaha Gudaha XFS oo ay banneeyeen qoysaskii deganaa.

 

Kulanka oo uu goobjoog ka ahaa Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho Yuusuf Xuseen Jimcaale Madaale ayaa waxaa uu Wasiir Cali Xoosh bogaadiyay qoysaska sida Nabada uga baxay Xarunta rasmiga ah ee Wasaaradda.