wengtoto slot gacor bandar togel wengtoto wengtoto wengtoto toto slot wengtoto wengtoto wengtoto slot deposit 1000 togel 5d data macau toto macau Togel Online Togel Online bandartoto prediksi macau

Wasiir Cali Xoosh Oo Bogaadiyay Baahinta Adeegyada Waxbarasho Ee Dalka

Muqdisho 11 Nov 2025; Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka Iyo Dib-u-heshiisiinta XFS Xidlhibaan Cali Yuusuf Cali (Xoosh) ayaa ka qaybgalay Munaasabadda lagu soo bandhigay Manhajka Casriga ee Dugsiyada Macaariif

Wasiir Cali Xoosh ayaa Hay’adda Macaariif ee Turkiga ay ku leedahay Soomaaliya bogaadiyay maamulka iyo macallimiinta isaga oo adkeeyay ahmiyadda ay leedahay horumarinta adeegyada Waxbarashada dalka iyo sida hal-abuurka Iskuulkan uu kudayasho u leeyahay.

“Guushan Macaarif ma ahan oo kaliya mid sare u qaadaysa sumcadooda balse sidoo kale waxay xoojineysaa xiriirka waxbarasho ee Turkiga iyo Soomaaliya. Waxay u furaysaa fursado cusub ardayda si ay u helaan waxbarasho sare oo ay ku beddelaan barnaamijyada machadyada caalamiga ah.” ayaa ka mid ahaa hadallada Wasiirka Arrimaha Gudaha ee Soomaaliya mudane Cali Yuusuf Cali (Xoosh).