wengtoto slot gacor bandar togel wengtoto wengtoto wengtoto toto slot wengtoto wengtoto wengtoto slot deposit 1000 togel 5d data macau toto macau Togel Online Togel Online bandartoto prediksi macau

Wasiir Ashkir Oo Kulan La Qaatay Wafdi Ka Socda Hay’addda UNDP

Muqdisho 19 Feb 2025; Wasiir Kuxigeenka Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u heshiisiinta XFS mudane Cabdixakiim Ashkir ayaa xarunta Wasaaradda kula kulmay Agaasimaha Xafiiska UNDP ee Wadamada Carabta Dr. Cabdallah Al Dardari iyada oo laga wada hadlay; Xoojinta xiriirka Wadashaqayneed ee UNDP iyo Wasaaradda, howlaha hortabinta leh ee ku xusan qorshaha qaranka iyo Arrimaha sida gaarka ah loo dul istaagay waxaa ka mid ah; Dowladaha Hoose, Federaaleynta, Xasillinta iyo howlo kale.