wengtoto slot gacor bandar togel wengtoto wengtoto wengtoto toto slot wengtoto wengtoto wengtoto slot deposit 1000 togel 5d data macau toto macau Togel Online Togel Online bandartoto prediksi macau

Wasaaradda oo Aqoon Isweydaarsi Qoraalka ah u Qabatay Haweenka

Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta XFS ayaa Daahfurtay Aqoon Isweedaarsi la xiriira Qoraalka.

 

Aqoon Isweedaarsiga oo socon doona Muddo labo cisho ah ayaa loogu talagalay in lagu dhiirragaliyo Haweenka Soomaaliyeed ee jecel qoraalka ama ku jira wax qorista,Si ay qoraalkooda uga qaybqaataan Nabad Dhiska Dalka, iyadoo halku dhig looga dhigay “Qalinka Nabadda”