wengtoto slot gacor bandar togel wengtoto wengtoto wengtoto toto slot wengtoto wengtoto wengtoto slot deposit 1000 togel 5d data macau toto macau Togel Online Togel Online bandartoto prediksi macau

Wasaaradda Arrimaha Gudaha XFS Oo Deeq Taakulayn Ah Ku Wareejisay Guddiga Gurmadka Weerarkii Liido

 

Muqdisho 14 Aug 2024; Wasaaradda Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u heshiisiinta ayaa ku wareejisay Guddiga Gurmadka ee taakuleynta dadkii shacabka ahaa ee ku wax yeelloobay falkii argagixiso ee Liido Qadar lacag ah oo dhan $7,000.

 

Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u hishiisinta Mudane Cabdixakiim Xasan Ashkir oo ay weheliyaan Madaxda hay’adaha SODMA, NCRI iyo NIRA ayaa ku wareejiyey Taakulada Xubnaha Guddiga.