wengtoto slot gacor bandar togel wengtoto wengtoto wengtoto toto slot wengtoto wengtoto wengtoto slot deposit 1000 togel 5d data macau toto macau Togel Online Togel Online bandartoto prediksi macau

Wasaaradda Arrimaha Gudaha Oo Qabatay Tababar La Xiriira Adeegga Danabaysan Ee E-moifar

 

 

Muqdisho 28 May 2024; Waaxda Teknolojiyadda Wasaaradda ayaa maanta taabogelisay tababar la xiriira aqoonta iyo xirfadaha laga maarmaanka ah ee isticmaalka adeegga danabeysan ee e-moifar, si ey u noqdaan howlwadeeno karti leh.

 

Tababarkan uu daahfuray Agaasimaha Guud mudane Caydaruus Macallin Xasan ayaa waxaa uu door muhiim ah ka cayaarayaa Keydinta xogta shaqada, la socodka hortabinnada iyo xusuus reebka howlaha, tani waxaa ay xoojineysaa isla xisaabtanka.