wengtoto slot gacor bandar togel wengtoto wengtoto wengtoto toto slot wengtoto wengtoto wengtoto slot deposit 1000 togel 5d data macau toto macau Togel Online Togel Online bandartoto prediksi macau

Wasaaradda Arrimaha Gudaha DFS Oo Muqdisho Ku Daahfurtay Aqoon Isweedaarsi La Xiriira Dimuqraadiyadeynta iyo Nabad Dhiska

 

 

 

 

Muqdisho 18 Sept 2023, Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta XFS Mudane Cayduruus Macallin Xasan ayaa furay Aqoon Isweedaarsi la xiriira Dimuqraadiyadeynta iyo Nabad Dhiska oo ay soo agaasintay Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta XFS.

 

 

 

 

Aqoon isweedaarsiga la xiriira Arrimaha Dimuqraadiyadeynta iyo Nabad Dhiska ayaa loo qabtay Howl-wadeenno ka kala socda Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta XFS, Guddiga Madaxabannaan ee Doorashooyinka Qaranka, Guddiga Madaxabannaan ee Xuduudaha, Wasaaradda Caddaalada iyo Arrimaha Dastuurka XFS, Xafiiska Raysal wasaaraaha XFS iyo Xafiiska Madaxwaynaha JFS.

 

 

 

 

Ugu Dambayn, Aqoon Isweedaarsigaan ayaa u jeedkiisu yahay in sare loogu qaado tayada howlwadeennada ka kala socdo Xafiisyada kala duwan ee Dowladda Federaalka oo ay u horrayso Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta XFS, iyadoo sidoo kale tani ay ka mid tahay aragtida Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta XFS Mudane Axmed Macallim Fiqi ee ku aaddan horumarinta Wasaaradda.