wengtoto slot gacor bandar togel wengtoto wengtoto wengtoto toto slot wengtoto wengtoto wengtoto slot deposit 1000 togel 5d data macau toto macau Togel Online Togel Online bandartoto prediksi macau

WAR-SAXAAFADEED XAALADDA KOONFUR GALBEED

Muqdisho 18 Mar 2026; Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka Iyo Dib-u-heshiisiinta Ee DFS waxay si dhow ula socotaa xaaladaha ka soo cusboonaaday deegaannada Dowlad-Goboleedka Koonfur-Galbeed.

Wasaaraddu waxay ka walaac santahay in xilligaan la abuuro caqabado siyaasadeed iyo kuwo amni oo saameynaya qaar ka mid ah deegaannada Koonfur-Galbeed.

Hoos ka akhriso Baaqa Wasaaradda Arrimaha Gudaha DFS👇🏿