Waaxda Bedqabka Bulshada
Bedqabka bulshada waa waax muhiim oo ka tirsan waaxaha wasaaradda arrimaha gudaha, federaalka iyo dib u heshiisiinta, waxaa ay ka shaqeysaa ilaalinta bedqabka madaniga ah ee shacabka iyo hantidooda.
Waa wax loogu talogalay wax ka qabashada dhibaatooyinka dabiiciga ah iyo kahortagga khataraha kala duwan, ka jawaabistooda, wacyigelinta iyo arrimo kale.
Arrimaha ay Qabaneyso Waxaa ka mid ah:
(1). Diyaarinta qorshe iyo siyaasadaha bedqabka muwaadinka.
(2). Sameynta daraasado la xiriiraha khataraha sida kuwa dhabiiciga ah iyo dadku sameeyaan.
(3). Dejinta qorshaha qaran eek a jawaabista khataraha iyo xaaladaha degdegga ah.
(4). Iskaashiga in lagala yeesho hey’adaha ay khuseyso ee arrimaha wacyigelinta.
(5). Siyaasadaha u diyaargarowga gargaarka dadka ay waxyeelada soo gaarto.
(6). Diyaarinta qorshaha deegaameynta.