wengtoto slot gacor bandar togel wengtoto wengtoto wengtoto toto slot wengtoto wengtoto wengtoto slot deposit 1000 togel 5d data macau toto macau Togel Online Togel Online bandartoto prediksi macau

Kulanka Furfuridda Astaynta Awoodaha

 

Muqdisho 14 Dec 2024; Agaasimaha Waaxda Federaalaynta ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta XFS Mudane Cabdinaasir Xaaji ayaa Guddoomiyay Kulanka farsamo ee Howlwadeennada ka shaqaynaya Furfurista Astaynta Awoodaha Dowladda, si loo waafajiyo Qorshaha Isbadalka Qadanka QIQ.