wengtoto slot gacor bandar togel wengtoto wengtoto wengtoto toto slot wengtoto wengtoto wengtoto slot deposit 1000 togel 5d data macau toto macau Togel Online Togel Online bandartoto prediksi macau

Qorshe Howleedka Qaran Ee Wasaaradda Sanadka 2025

 

Muqdisho 09 Jan 2025; Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta XFS Xildhibaan Cali Yuusuf Cali (Xoosh) ayaa guddoomiyey Kulanka la xiriira bandhigga qorshe Howleedka sanadka 2025.

 

Qorshaha Howleedka Qaran ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta XFS ay diyaarisay waxaa qeyb ka ah; Dimoqoraadiyadeynta, Dowladaha Hoose, Dib-u-heshiisiinta, Dad-dhigidda, Xeerarka iyo dhammaan howlaha qaran ee Wasaaradda.