wengtoto slot gacor bandar togel wengtoto wengtoto wengtoto toto slot wengtoto wengtoto wengtoto slot deposit 1000 togel 5d data macau toto macau Togel Online Togel Online bandartoto prediksi macau

Qaangaarinimada Iyo Nugaylka Degmooyinka Ee Xasilinta

 

Muqdisho 09 Oct 2024; Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta XFS ayaa qabatay kulan lagu soo bandhigay nuglaanta iyo qaangaarnimada Degmooyinka iyo deegaannada laga samaynaayo Arrimah Xasilinta.

 

Kulanka uu guddoomiyay Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta XFS Mudane Cayduruus Macallin ayaa waxaa kasoo qaybgalay Wasaaradaha Heer Federaal oo ay shaqadoodu la xiriirto Arrimaha Xasilinta, Wasaaradaha Arrimaha Gudaha ee Dowlad Goboleedyada Iyo Saaxibada caalamiga ah ee Soomaliya ka teegara dhanka Xasilinta.