wengtoto slot gacor bandar togel wengtoto wengtoto wengtoto toto slot wengtoto wengtoto wengtoto slot deposit 1000 togel 5d data macau toto macau Togel Online Togel Online bandartoto prediksi macau

Odayaasha Dhaqanka Oo Ku Baaqay Difaaca iyo Midnimada Dalka

 

Muqdisho 14 Sep 2024; Odayaasha Dhaqanka 135ta Soomaliyeed oo maanta Shir jaraaid ku qabtey Wasaaradda Arrimaha Gudaha Federaalka iyo dib-u-heshiisiinta Soomaliya ayaa baaq ka soo saarey in bulshada Soomaliyeed u Mudoobaan Difaaca Dalka.

 

 

Odayaasha dhaqanka ayaa aad uga hadley muhiimadda ay leedahey midnimadda dalka iyo difaaciisa, sidoo kalena ay muhiim tahey in bulshada Soomaaliyeed u midoobaan Difaaca dalka.

 

Odayaasha dhaqanka Beelaha Soomaliyeed ee 135ta ayaa baaqooda ku xoojiyey in dowladda Soomaaliya lagu taageero arrimaha Difaaca dalka, iyaguna ay diyaar u yihiin Difaaca dalka guud ahaan.