wengtoto slot gacor bandar togel wengtoto wengtoto wengtoto toto slot wengtoto wengtoto wengtoto slot deposit 1000 togel 5d data macau toto macau Togel Online Togel Online bandartoto prediksi macau

Muqdisho: Wasiir Fiqi oo Kulan La Qaatay Guddoomiyaha Gobolka Hiiraan

Wasiirka Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u Heshiisiinta Mudane Axmed Macalim Fiqi ayaa maanta xafiiskiisa kula kulmay Guddoomiyaha Gobolka Hiiraan Cali Jeyte.

Ujeedka kulanka ayaa ahaa Mahadcelin iyo bogaadin kaalintii uu Guddoomiye Jeyte kulahaa halganka iyo arrimaha dibuheshiisiinta iyo Xasilinta Gobolka Hiraan.

Gobolka Hiiraan  oo uu guddoomiye ka yahay Jeyte ayaa ka ah goobtii ugu horeysay eel aga qaado kacdoonka hadda socda ee ka dhanka ah Khawaarijta.

Kacdoonka ka dhanka ah Khawaarijta ayaa aad uga socda, guulana laga gaaray maamullada Hirshabelle iyo Galmudug.