wengtoto slot gacor bandar togel wengtoto wengtoto wengtoto toto slot wengtoto wengtoto wengtoto slot deposit 1000 togel 5d data macau toto macau Togel Online Togel Online bandartoto prediksi macau

Munaasabadda Xuska 1-da Luulyo

 

Muqdisho 01 Jul 2024; Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa magaalada Muqdisho ee Caasimadda Dalka Munaasabado Waawayn oo lagu xusaayo 1-da Luulyo.

 

Ugu horrayn Madaxwaynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Dr. Xasan Shiikh Maxamuud ayaa ubax dhigay Taallada Daljirka Daahsoon, iyadoo Munaasabaddaas ay ka qaybgaleen Qaar ka mid Golaha Wasiirrada ee ugu horreeyo Wasiirka Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta XFS Xildhibaan Cali Yuusuf Cali (Xoosh), Guddoomiyaha Gobolka Banaadir iyo Taliyayaasha Ciidamada Qaranka Soomaaliyeed.

 

Intaasi ka dib, Ciidamada Qaranka ayaa Dhoolla Tus iyo Gaaddo ka cayaar, gaar ahaan Ciidanka Booliska, Ciidanka Xoogga Dalka iyo Ciidanka Asluubta.