wengtoto slot gacor bandar togel wengtoto wengtoto wengtoto toto slot wengtoto wengtoto wengtoto slot deposit 1000 togel 5d data macau toto macau Togel Online Togel Online bandartoto prediksi macau

Munaasabadda Xilwareejinta Guddoomiyaha Gobolka Banaadir

 

Muqdisho 27 Dec 2024; Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u heshiisiinta XFS xildhibaan Cali Yuusuf Cali (Xoosh) ayaa xilka u kala wareejiyey guddoomiyihii hore ee gobolka Banaadir ahaa Duqa Muqdisho mudane Shiikh Yuusuf Xuseen Jimcaale iyo Guddoomiyaha cusub Mudane Maxamed Axmed Amiir.

 

Munaasanadda waxaa kasoo qaybgalay Madax kala duwan uu u horreeyo Ra’iisul Wasaaraha XFS, Wasiirro ka tirsan Xukuumadda Federaalka, Xidlhibaanno labada aqal, qaar ka mid Maayarrada soo maray Muqdisho, Taliyayaal Ciidan iyo Guddoomiyayaasha Degmooyinka Gobolka Banaadir.