wengtoto slot gacor bandar togel wengtoto wengtoto wengtoto toto slot wengtoto wengtoto wengtoto slot deposit 1000 togel 5d data macau toto macau Togel Online Togel Online bandartoto prediksi macau

Munaasabadda Dhagaxdhigga Wasaaradda Arrimaha Gudaha Galmudug

 

 

Dhuusamareeb 01 Jan 2024; Wasiirka Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u heshiisiinta XFS mudane Cali Yuusuf Cali (Xoosh) ayaa ku wehliyey Madaxwaynaha Dowlad Goboleedka Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor dhagaxdhigga Dhismaha Xarunta Wasaaradda Arrimaha Gudaha Galmudug.

 

Munaasabadda Dhagaxdhigga, waxaa sidoo kale kasoo qaybgalay Wasiir ku xigeenka Warfaafinta XFS mudane Cabdiraxman Yuusuf Al-cadaala, Wasiiru Dowlaha Arrimaha Gudaha Galmudug Cumar Axmed Diiriye iyo masuuliyiin kale.