- March 5, 2026
- Posted by: Eng: Abdiladif Ali
- Categories: Banaadir, Kulamada, Wararka
No Comments

Muqdisho 05 Mar 2026; Wasiirka Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u heshiisiinta XFS Mudane Cali Yuusuf Cali (Xoosh), ayaa la kulmay maamulka sare ee Hay’adda NIS Foundation.
Kulanka oo ay sidoo kale goobjoog ka ahaayeen Wasiir kuxigeenka Wasaaradda mudane Cabdixakiim Ashkir, iyo Agaasimaha Guud mudane Cabdulqaadir Cilmi Cali (Cabdul) ayaa looga hadkay; dhammeystirka dhismaha xarunta dhexe ee Wasaaradda iyo qorshayaasha wadajirka ah ee sanadka 2026 ee u dhexeeya NIS Foundation iyo Wasaaradda.








