wengtoto slot gacor bandar togel wengtoto wengtoto wengtoto toto slot wengtoto wengtoto wengtoto slot deposit 1000 togel 5d data macau toto macau Togel Online Togel Online bandartoto prediksi macau

Meelmarinta Xeerka Dhisidda Xarunta Qaran Ee Xalka Waara

Muqdisho 23 Feb 2025; Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka ee Soomaaliya ayaa kulankoodii maanta ansixiyey “ Xeerka Dhismaha Xarunta Qaran ee Horumarinta Reer Miyiga iyo Xalka Waara” kaasi oo ay horgeeysay Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u heshiisiinta.

Reer Miyiga, barakacayaasha dalka oo tiradoodu sii kordhayso waxa ay wasaaradda Arrimaha Gudaha iyo hay’adaha hoosyimaada wadaan qorshayaal looga gol leeyahay sidii Xal Waara loogu heli lahaa.