wengtoto slot gacor bandar togel wengtoto wengtoto wengtoto toto slot wengtoto wengtoto wengtoto slot deposit 1000 togel 5d data macau toto macau Togel Online Togel Online bandartoto prediksi macau

Labada Aqal Ee Baarlamaanka JFS Oo Ka Doodaya Xeerka Doorashooyinka Qaranka

 

Muqdisho 20 Nov 2024; Xildhibaannada Labada Aqal ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa ka doodaya Akhrinta 2-aad ee Hindisaha Xeerka Doorashooyinka Qaranka ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo ay soo gudbisay Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka Iyo Dib-u-heshiisiinta XFS.

 

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta XFS Xildhibaan Cali Yuusuf Cali (Xoosh) iyo Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Xildhibaan Sadaad Caliyoow ayaa ku sugan Xarunta Villa Hargaysa si ay uga warceliyaan waydiimaha Xildhibaannada labada Gole.