wengtoto slot gacor bandar togel wengtoto wengtoto wengtoto toto slot wengtoto wengtoto wengtoto slot deposit 1000 togel 5d data macau toto macau Togel Online Togel Online bandartoto prediksi macau

Kulanka Xeerka Dhismaha Ururka Dowladaha Hoose

Muqdisho 16 Nov 2025; Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u heshiisiinta XFS mudane Caydaruus Macallin Xasan ayaa guddoomiyey “KULANKA WADATASHIGA QABYA-QORAALKA XEERKA DHISMAHA URURKA DOWLADAHA HOOSE EE SOOMAALIYA”.

Kulanka waxaa kasoo qaybgalay xubno ka socday Wasaaradaha Arrimaha Gudaha Dowlad Goboleedyada iyo xubna ka socday hay’adaha Wasaaradda kala shaqeeya Arrimaha Dowladaha Hoose.