wengtoto slot gacor bandar togel wengtoto wengtoto wengtoto toto slot wengtoto wengtoto wengtoto slot deposit 1000 togel 5d data macau toto macau Togel Online Togel Online bandartoto prediksi macau

Kulanka Wasiir Cali Xoosh Iyo Imaam Daahir

Muqdisho 30 Jan 2025; Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka Iyo Dib-u-heshiisiinta XFS Xidlhibaan Cali Yuusuf Cali (Xoosh) ayaa kulan la qaatay imaamka guud ee Muddullood Imaam Daahir Imaam Maxamuud Imaam Cumar.

Wasiirka Arrimaha Gudaha XFS mudane Cali (Xoosh) iyo Imaam Daahir ayaa ka wada hadlay arrimo ay ka mid yihiin; Xoojinta kaalinta Odeyaasha dhaqanka ee dedaallada Dib-u-heshiisiinta iyada oo wasiirka adkeeyey sida Wasaaradda ay hortabin u siineyso howlaha nabadeynta iyo bedqabka umadda.