wengtoto slot gacor bandar togel wengtoto wengtoto wengtoto toto slot wengtoto wengtoto wengtoto slot deposit 1000 togel 5d data macau toto macau Togel Online Togel Online bandartoto prediksi macau

Kulanka Wasiir Cali Xoosh Iyo Bulshada Raydka Ah

Muqdihso 25 Oct 2025; Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka Iyo Dib-u-heshiisiinta XFS Xildhibaan Cali Yuusuf Cali (Xoosh) ayaa kulan la qaatay Hoggaanka Ururrada Bulshada Raydka ah ee dalka.

Kulanka ayaa looga arrinsaday xoojinta iskaashiga hannaanka geeddi socodka Dowlad-dhiska, dowlad wanaagga, taageeridda bulshada rayidka ee ajendeyaasha qaran, howlaha Dib-u-heshiisiinta iyo arrimaha horumarinta.