wengtoto slot gacor bandar togel wengtoto wengtoto wengtoto toto slot wengtoto wengtoto wengtoto slot deposit 1000 togel 5d data macau toto macau Togel Online Togel Online bandartoto prediksi macau

Kulanka Dowladaha Hoose

 

Muqdisho 07 Jan 2025; Wasiirka Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u heshiisiinta XFS mudane Cali Yuusuf Cali (Xoosh) ayaa ka dhageystay waaxda Dowladaha Hoose ee Wasaaradda howlaha socda ee dhismaha iyo horumarinta dowladaha hoose ee dalka.

 

Waxaa kale oo laga hadlay caqabadaha jira iyo guud ahaan xalka oo ay ugu horeeyaan daadejinta awoodaha iyo adeegyada dowladnimo.