wengtoto slot gacor bandar togel wengtoto wengtoto wengtoto toto slot wengtoto wengtoto wengtoto slot deposit 1000 togel 5d data macau toto macau Togel Online Togel Online bandartoto prediksi macau

Kulanka Billaha Ah Ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha XFS

 

Muqdisho 01 Dec 2024; Wasiirka Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u heshiisiinta XFS mudane Cali Yuusuf Cali (Xoosh) ayaa guddoomiyey kulanka guud ee Billaha Wasaaradda.

 

Kulanka oo ay goobjoog ka ahaayeen Wasiir dowlaha Wasaaradda mudane Saadaad Maxamednuur Caliyow iyo Agaasimaha Guud mudane Caydaruus Macallim Xasan, qeybna ka ahaayeen Agaasime Waaxeedyada iyo Lataliyeyaasha ayaa lagu soo bandhigay kaalinta Wasaaradda ee NTP, dedaallada Wasaaradda ee Diiwaangelinta Dadweynaha ee ka socota gobollada.