wengtoto slot gacor bandar togel wengtoto wengtoto wengtoto toto slot wengtoto wengtoto wengtoto slot deposit 1000 togel 5d data macau toto macau Togel Online Togel Online bandartoto prediksi macau

Kulanka Barnaamiijka SRSP

Muqdisho 08 May 2025; Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib U heshiisiinta mudane Caydaruus Macallin Xasan iyo saraakiil kale oo Wasaaradda ah ayaa Muqdisho uga qeybgalay kulanka Guddiga Barnaamijka “Taageeridda Qaran Dhiska iyo Dib u heshiisiinta” ee SRSP kaas oo ay goobjoog ka ahaayeen hey’adaha Dowladda Federaalka ah, Dowlad Goboleedyada iyo Saxiibada taageera Barnaamijka ee UNDP.

Barnaamijkaan ayaa inta uu socday wuxuu qeyb weyn ka qaatay maamul Dhiska iyo hannaanka Dib u heshiisiinta ee inta badan Dowlad Goboleedyada dalka.