wengtoto slot gacor bandar togel wengtoto wengtoto wengtoto toto slot wengtoto wengtoto wengtoto slot deposit 1000 togel 5d data macau toto macau Togel Online Togel Online bandartoto prediksi macau

Kulanka Bahdwadaagta Hagaha Waxbarashada Nabadda

Muqdisho Aug 14, 2025; Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u heshiisiinta XFS mudane Caydaruus Macalin Xasan ayaa guddoomiyey kulanka Bah-wadaagta horumarinta hagaha waxbarashada Nabadda.

Kulanka oo ay si wadajir ah usoo agaasimeen Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta (MOIFAR) iyo Wasaaradda Waxbarashada, Dhaqanka iyo Tacliinta Sare, waxaa ka soo qaybgalay wakiillo ka kala socday Dowlad-Goboleedyada, jaamacadaha madaxbanaan ee dalka, culimada, ururrada bulshada, iyo bah-wadaagta horumarinta waxbarashada.

Doodo koxeedyo iyo bandhigyo mirodhal ah ahaa kadib waxaa lagu ansixinaayey Hagaha Waxbarashada Waxbarashada Nabadda (Peace Education Framework).