wengtoto slot gacor bandar togel wengtoto wengtoto wengtoto toto slot wengtoto wengtoto wengtoto slot deposit 1000 togel 5d data macau toto macau Togel Online Togel Online bandartoto prediksi macau

Kulanka Agaasimayaasha Waaxyaha Wasaaradda Arrimaha Gudaha XFS

Muqdisho 17 April 2025; Ku simaha Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka Iyo Dib-u-heshiisiinta XFS Mudane Cabdullaahi Maxamed Jimcaale ayaa Guddoomiyay kulanka Agaasimayaasha Waaxyaha ee Wasaaradda.

Kulanka ayaa diiradda lagu saaray Dardargelinta shaqada, sare u qaadidda tayada shaqada maalinlaha ah iyo adkeynta Suulsaarka iyo xaadirinta, waxaa kale oo la xusay habka horumarinta shaqaalaha taas oo ku salaysan daahfurnaan iyo isla xisbaatan.