wengtoto slot gacor bandar togel wengtoto wengtoto wengtoto toto slot wengtoto wengtoto wengtoto slot deposit 1000 togel 5d data macau toto macau Togel Online Togel Online bandartoto prediksi macau

Isu Duwaha Mashaariicda Oo Wasiirka Arrimaha Gudaha XFS Usoo Bandhigay Mashaariicda Ka Socda Wasaaradda

 

Muqdisho 22 April 2024; Faadumo Aweys Maxamed oo ah isu duwaha mashaariicda ee wasaaradda ayaa usoo bandhigtay Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u heshiisiinta XFS dhammaan mashaariicda kala duwan ee Wasaaradda kuwa dhammaaday, kuwa socda iyo kuwa qorsheysan.

 

Intaas ka dib Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta XFS Mudane Cali Yuusuf Xoosh ayaa bogaadiyay shaqada xafiiska isu duwidda mashaariicda oo ay Fadumo Aways Isu Duwaha ka tahay.

 

Ugu Dambayn, Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka Iyo Dib-u-heshiisiinta XFS Xildhibaan Cali Yuusuf Cali Xoosh ayaa faray in la dardargaliyo shaqooyinka laga wado mashaariicda ka socda Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka Iyo Dib-u-heshiisiinta XFS.