wengtoto slot gacor bandar togel wengtoto wengtoto wengtoto toto slot wengtoto wengtoto wengtoto slot deposit 1000 togel 5d data macau toto macau Togel Online Togel Online bandartoto prediksi macau

Agaasimaha Guud Ee Wasaaradda Oo La Kulmay Masuulyiinta IOM Soomaaliya

 

Muqdisho 30 Jul 2024; Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta XFS mudane Caydaruus Macallin ayaa la kulmay mas’uuliyiinta IOM ee Soomaaliya iyada oo laga hadlay arrimo ay ka mid yihiin; Xasillinta, Sookabashada xilliyada hore, Xiriirka iyo arrimo kale.

 

Kulankan waxaa kale oo qeyb ka ahaa mas’uuliyiin ka tirsan Wasaaradda Arrimaha Gudaha ee Federaalka ah.