wengtoto slot gacor bandar togel wengtoto wengtoto wengtoto toto slot wengtoto wengtoto wengtoto slot deposit 1000 togel 5d data macau toto macau Togel Online Togel Online bandartoto prediksi macau

Guddiga Doorashooyinka Qaranka Oo La Ansixiyay

 

Muqdisho 27 Nov 2024; Labada Aqal ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa kulankooda si aqlabiyad ah ku ansixiyey 18-ka xubin ee Guddiga Madaxabannaan ee doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha.

 

Sidoo kale, Waxaa lagu dhaariyey Baarlamaanka 18-ka xubin ee Guddiga Madaxabannaan ee doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha.

 

Ugu Dambayn, Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa ansixiyay Xubnaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Sohdimaha 26 Nov 2024.