wengtoto slot gacor bandar togel wengtoto wengtoto wengtoto toto slot wengtoto wengtoto wengtoto slot deposit 1000 togel 5d data macau toto macau Togel Online Togel Online bandartoto prediksi macau

Golaha Wasiirrada Oo Meelmariyay Hindise Sharciyeeedka Dad Dhigista iyo Tirakoobka Xaaladaha Madaniga Ah

 

Muqdisho 18 Nov 203; Shir degdeg ah oo Golaha Wasiirrada XFS ay caawa yeesheen ayaa lagu meelmaroyay Hindise Sharciyeedka Dad-dhigidda iyo Tirakoobka Xaaladaha Madaniga ah.

 

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta XFS Mudane Axmed Macallim Fiqi ayaa horreyn uga mahadceliyay Golaha Wasiiradda XFS meelmarinta Hindise sharciyeedka Dad-dhigidda iyo Tirakoobka Xaaladaha Madaniga ah.

 

Mudane Axmed Fiqi, Wasiirka Arrimaha Gudaha ee Soomaaliya ayaa dhanka kale ku tilmaamay tallaabada ansixinta Hindisaha-sharci ay qeyb ka tahay dadaalka xooggan oo ay Dowladda Soomaaliya ku bixinayso in shacabku ku helaan deegaannadooda adeegyada kala duwan ee dad-dhigista si dhib yar.