wengtoto slot gacor bandar togel wengtoto wengtoto wengtoto toto slot wengtoto wengtoto wengtoto slot deposit 1000 togel 5d data macau toto macau Togel Online Togel Online bandartoto prediksi macau

Golaha Wasiirrada Oo Ansixiyay Hindise Sharciyeedyo Ay Gudbisay Wasaaradda Arrimaha Gudaha XFS

 

Muqdisho 08 Aug 2024; Golaha Wasiirrada ayaa meelmariyay, Hindise Sharciyeedka Doorashooyinka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya iyo Hindise Sharciyeedka Ururrada iyo Xisbiyada Siyaasadda oo lagu hagayo hannaanka doorashooyinka dalka oo ay soo diyaarisay Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib U Heshiisiinta.

 

Dhammaan saddexda sharci ee lagu maamulayo doorashooyinka ayaa hadda loo gudbiyey Baarlamaanka JFS.