wengtoto slot gacor bandar togel wengtoto wengtoto wengtoto toto slot wengtoto wengtoto wengtoto slot deposit 1000 togel 5d data macau toto macau Togel Online Togel Online bandartoto prediksi macau

Golaha Shacabka oo Ansixiyay Hindise Sharciyeedka Aqoonsiga iyo Diiwaangelinta Dadweynaha

Kulanka golaha shacabka oo ay guddoomisay Kusimaha guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ahna guddoomiye ku xigeenka koowaad ee Golaha Marwo Sacdiya Xaaji Yaasiin Samatar, soona xaadireen 147 xildhibaan ayaa waxaa Hindise Sharciyeedka Aqoonsiga iyo Diiwaangalinta Daweeynaha la marsiiyay akhrinta 3-aad ee iyo codeyn.

 

Akhrinta kadib, codeynta dhacday waxaa uu Sharciga Aqoonsiga iyo Diiwaangelinta Dadweynaha u codeeyey 146 xildhibaan, hal xildhibaan ayaa diiday, mana jirin cid ka aamustay, sidaasi ayuuna ku gudbay