wengtoto slot gacor bandar togel wengtoto wengtoto wengtoto toto slot wengtoto wengtoto wengtoto slot deposit 1000 togel 5d data macau toto macau Togel Online Togel Online bandartoto prediksi macau

CXDS oo gargaar gaarsiiyay degaanno la xoreeyay

Ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed ayaa gargaar raashin ah u qeybiyey deegaannadii dhowaan la xoreeyey ee shabeellada dhexe.
Dowladda Soomaaliya, waxaa ka go’an in bulshooyinka laga dulqaaday Khawaarijta ay gaarsiiso adeegyada aasaasiga iyo sidoo kale in ay ka shaqeyso howlaha xasllinta iyo soo kabashadaba.