wengtoto slot gacor bandar togel wengtoto wengtoto wengtoto toto slot wengtoto wengtoto wengtoto slot deposit 1000 togel 5d data macau toto macau Togel Online Togel Online bandartoto prediksi macau

Akhriso War Murtiyeedka Kulanka Saneedka Guddiga Hagidda Dad-dhigista

Muqdisho 17-18ka Maajo 2025; Guddiga Qaran ee Hagidda Dad-dhigista iyo Tirakoobka Xaaladaha Madaniga ah oo ah guddi u xilsaaran jihaynta iyo la-socodka hawlaha dad-dhigidda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa yeeshay Kulankoodi 3-aad ee sanadlaha ahaa kaas oo ka dhacay Magaalada Muqdisho ee caasimadda Soomaaliya 17-18-ka Maajo 2025.

Dood iyo aragti wadaag kadib, Guddiga Hagidda Dad-dhigista Iyo Tirakoobka Xaaladaha Madaniga wuxuu soo saaray War Murtiyeedka Hoos ka muuqda ee fadlan akhriso;

Kulan Sanadeedka 3-aad Ee Dad-dhigista