wengtoto slot gacor bandar togel wengtoto wengtoto wengtoto toto slot wengtoto wengtoto wengtoto slot deposit 1000 togel 5d data macau toto macau Togel Online Togel Online bandartoto prediksi macau

Agaasime Cabdul Oo Xarunta Wasaaradda Kula Kulmay Masuuliyiin Ka Socda Hay’adda NIS Foundation

Muqdisho 04 Jan 2026; Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka Iyo Dib-u-heshiisiinta XFS Mudane Cabdulqaadir Cilmi Cali (Cabdul) ayaa xarunta Wasaaradda kula kulmay Masuuliyiin ka socda Hay’adda NIS Foundation.
Kulanka uu goobjoog ka ahaa Wakiilka NIS Foundation ee Soomaaliya Mudane Qaasim Gabow Ducaale ayaa looga arrinsaday arrimaha la xiriira Xasilinta, Dib-u-heshiisiinta iyo dedaallada Wadajirka ah ee Nabad-dhiska.