- March 1, 2026
- Posted by: Eng: Abdiladif Ali
- Categories: Banaadir, Kulamada, War Saxaafadeed
No Comments

Muqdisho 01 Mar 2026; Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka Iyo Dib-u-heshiisiinta XFS Mudane Cabdulqaadir Cilmi Cali (Cabdul) ayaa shir Gudoomiyay kulanka Farsamo ee diyaargarowga shirka Guddiga Mashruuca SINNAAN ee todobaadkaan .
Inta uu kulanku socday waxaa kale oo laga hadlay; Ajendaha, warbixinno la xiriira Hawlaha qabsoomay iyo hawlaha qorshaysan kahor intaan kulankaasi dhicin.





