wengtoto slot gacor bandar togel wengtoto wengtoto wengtoto toto slot wengtoto wengtoto wengtoto slot deposit 1000 togel 5d data macau toto macau Togel Online Togel Online bandartoto prediksi macau

Agaasimaha Guud Oo Kulan La Qaatay Masuuliyiin Ka Socda Hay’adda NIS Foundation

Muqdisho 26 Jan 2026; Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka Iyo Dib-u-heshiisiinta XFS Mudane  Cabdulqaadir Cilmi Cali (Cabdul) ayaa kulan la qaatay Masuuliyiin ka socda Hay’adda NIS Foundation uu horkacayo Wakiilkooda Soomaaliya mudane Kassim Gabow duale

Kulanka ayaa looga hadlay dardargelinta dedaallada wadajirka ah ee Xasillinta iyo sookabashada iyo sidoo kale dib u heshiisiinta bulshada.