wengtoto slot gacor bandar togel wengtoto wengtoto wengtoto toto slot wengtoto wengtoto wengtoto slot deposit 1000 togel 5d data macau toto macau Togel Online Togel Online bandartoto prediksi macau

Agaasimaha guud Oo Guddoomiyey Kulanka 2-Aad Ee Guddiga Sare Ee Mashruuca SINNAAN

Muqdisho 04 Mar 2026; Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka Iyo Dib-u-heshiisiinta XFS Mudane  Cabdulqaadir Cilmi Cali (Cabdul) ayaa guddoomiyey kulanka 2-aad ee guddiga sare ee mashruuca SINNAAN.

Kulanka gudiga sare ee mashruuca SINNAAN ayaa lagu soo bandhigay guulihii laga gaaray iyada sidoo kale warbixinnada hortabinnabada iyo qorshaha sanadka 2026.

Mashruuca SINAAN ujeedadiisu guud waa: Magaalooyinka Soomaaliyeed oo adkaysi u leh isbeddelka cimilada si wanaagsanna u diyaarsan si ay uga jawaabaan baahiyaha dadweynaha, ugana faa’iidaystaan fursadaha magaaloobidda, isla markaana ay u abuuraan fursado horumarineed oo cagaaran oo gacan ka geysta yaraynta saboolnimada iyo xasillinta dalka.