wengtoto slot gacor bandar togel wengtoto wengtoto wengtoto toto slot wengtoto wengtoto wengtoto slot deposit 1000 togel 5d data macau toto macau Togel Online Togel Online bandartoto prediksi macau

Agaasimaha Guud Ee Wasaaradda Oo Ka Qaybgalay Bandhigga Qorshaha Isbadalka Qaranka

 

Muqdisho 14 Nov 2024; Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u heshiisiinta XFS ayaa ka qeybgalay bandhigga sheybaarka Qorshaha Isbadalka Qaran kaasi oo ay ka mid tahay Wasaaradda hey’adaha dowladda ee gudbiyey qorshahooda 2025-2029.

 

Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta XFS ayaa qaadday taallaabooyon muhiim ah oo ay kula jaanqaaday qorshaha isbadalka Qaranka.