wengtoto slot gacor bandar togel wengtoto wengtoto wengtoto toto slot wengtoto wengtoto wengtoto slot deposit 1000 togel 5d data macau toto macau Togel Online Togel Online bandartoto prediksi macau

Agaasimaha Guud Ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha XFS Oo Guddoomiyay Kulanka Agaasimayaasha Waaxyaha Wasaaradda

Muqdisho 20 Jan 2024; Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u heshiisiinta XFS Mudane Caydaruus Macallin Xasan ayaa guddoomiyay shir ay isugu yimaadeen Agaasime waaxeedyada Wasaaradda.

 

Kulankan ayaa xoogga lagu saaray ajendeyaal ay ka mid yihiin; dardargelinta shaqada, daadejinta howlaha iyo fulinta ballanqaadyada Wasaaradda ee 2024-ka.