wengtoto slot gacor bandar togel wengtoto wengtoto wengtoto toto slot wengtoto wengtoto wengtoto slot deposit 1000 togel 5d data macau toto macau Togel Online Togel Online bandartoto prediksi macau

Agaasimaha Guud Ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha XFS Oo Guddoomiyay Kulanka Agaasimayaasha Waaxyaha

 

Muqdisho 10 Feb 2024; Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u heshiisiinta XFS Mudane Caydaruus Xasan Macallin ayaa guddoomiyay shir labadii todobaadba mar ay isugu yimaadaan agaasime waaxeedyada Wasaaradda.

 

Arrimaha lagu falanqeeyey waxaa ka mid ahaa; Dardargelinta fulinta ballanqaayada Wasaaradda ee 2024-ka iyo in agaasime waaxeed kasta uu xoojiyo howlaha isla xisaabtanka, daadejinta shaqada iyo xaadirinta shaqaalaha.