wengtoto slot gacor bandar togel wengtoto wengtoto wengtoto toto slot wengtoto wengtoto wengtoto slot deposit 1000 togel 5d data macau toto macau Togel Online Togel Online bandartoto prediksi macau

Abaalmarinta Xubnaha Ka Shaqeeyay Munaasabadaha Maalmaha Xorriyadda

Muqdisho 05 Jul 2025; Guddiga Qaran ee Qabanaabada Maalmaha Xorriyadda Iyo Midnimada ayaa kulan dhiirraglin ah u sameeyay dhammaan Xubnaha Farsamo, Hay’adaha Iyo Muwaadiniinta Soomaaliyeed ee ka shaqeeyay Xuska Munaasabadaha 26ka Juun Iyo Koowda Luulyo.

Munaasabadda ayaa sidoo kale waxaa shahaado sharaf lagu gaddoonsiiyay shakhsiyaadka Iyo Hay’adaha kasoo shaqeeyay Munaasabada 26ka Juun Iyo Kowda Luulyo.

Ugu Dambeyn, Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka Iyo Dib-u-heshiisiinta XFS ahna Guddoomiyaha Guddiga Qabanqaabada Maalmaha Xorriyadda Iyo Midnimada Xildhibaan Cali Yuusuf Cali-Xoosh oo ku hadlay magaca Guddiga ayaa u mahadceliyay dhammaan muwaadiniinta Iyo Hay’adaha ka qaybqaatay Xuska Munaasabadaha 26ka Juun Iyo Kowda Luulyo.