Taariikh Nololeedka Wasiir Dowlaha Arrimaha Gudaha
Luulyo 08, 2023-kii, Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamse Cabdi Barre ayaa Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta XFS u magacaabay Mudane Sadaad Maxamed Nuur Caliyow.
Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta Mudane Ax Sadaad Maxamed Nuur Caliyow, waxaa uu heystaa khibrad dheer oo dowladnimada ah ee dhinacyada soo socda.
Khibradda Shaqo
2022-2025 Xildhibaan Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya.
2023-2017 Noqday Wasiirka Waxbarashada Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed.
2012 Noqday Kaaliyaha Xafiiska Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya.
2010-2012 Noqday Agaasimaha Qorshaynta iyo Tababarrada ee Wasaaradda Haweenka iyo Daryeelka Qoyska.
2010 Noqday Agaasimaha Waaxda Waxbarashada ee Hay’adda Maxalliga ah ee Kaalmo.
Heerka Waxabarasho
2005-20026 Ka Haysta Jaamacadda Muqdisho Darajada 1-aad ee Maamullka Ganacsiga
200-2002 Ka haysta SOHDEC Diplooma Saree e dhanka Luuqaadda English-ka.
1999-2002 Ka Haysta Dugsiga Hoose Dhexe & Sare Imaam Shaafici shahaadada Dugsiga Sare.