- February 26, 2026
- Posted by: Eng: Abdiladif Ali
- Categories: Banaadir, Kulamada, Wararka
No Comments

Muqdisho 26 Jan 2026; Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka Iyo Dib-u-heshiisiinta XFS Mudane Cabdulqaadir Cilmi Cali (Cabdul) ayaa kulan la qaatay Masuuliyiin ka socda Hay’adda NIS Foundation uu horkacayo Wakiilkooda Soomaaliya mudane Kassim Gabow duale
Kulanka ayaa looga hadlay dardargelinta dedaallada wadajirka ah ee Xasillinta iyo sookabashada iyo sidoo kale dib u heshiisiinta bulshada.









