- February 4, 2026
- Posted by: Eng: Abdiladif Ali
- Categories: Banaadir, Kulamada, Wararka
No Comments

Muqdisho 04 Jan 2026; Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka Iyo Dib-u-heshiisiinta XFS Mudane Cabdulqaadir Cilmi Cali (Cabdul) ayaa xarunta Wasaaradda kula kulmay Masuuliyiin ka socda Hay’adda NIS Foundation.
Kulanka uu goobjoog ka ahaa Wakiilka NIS Foundation ee Soomaaliya Mudane Qaasim Gabow Ducaale ayaa looga arrinsaday arrimaha la xiriira Xasilinta, Dib-u-heshiisiinta iyo dedaallada Wadajirka ah ee Nabad-dhiska.







